Real Madrid oo dalab labaad ka gudbisay Kylian Mbappe, Qiimaha Dalabka oo la ogaaday (SkySports)

Real Madrid ayaa dalab labaad ka gudbisay Kylian Mbappe, kaasi oo lagu qiimeeyay aduun dhan 170m Real Madrid ayaa maanta dalabkii labaad oo ah 170 milyan oo euro u gudbisay PSG si ay u hesho Kylian Mbappe.  PSG ayaa Mbappe kala soo wareegtay Monaco 2018 heshiis 180 milyan euro ah laakiin dhab ahaantii waxay ilaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII