Real Madrid oo dib u heshay qaar kamid ah Xidigaha dhaawaca kaga maqnaa

Tababare Carlo Ancelotti ayaa war farxadleh ku helay garoonka tababarka kooxdiisa Arbacadii maanta halkaas oo uu kusoo dhoweeyey Luka Modric oo kasoo laabtay dhaawac, isla markaana diyaar u noqonaya kulanka Axadda ay ku ballansan yihiin Celta Vigo. Xiddiga reer Croatia ayaa kasoo kabtay dhaawac muruqa ah, waxaana uu diyaar u yahay inuu kasoo muuqdo kulanka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII