Real Madrid oo dib ugu soo laabatay saxiixa Paul Pogba oo ka tirsan Manchester United

Real Madrid ayaa dib ugu soo laabanaysa saxiixa xiddiga khadka dhexe ee kooxda Man United ee Paul Pogba sida lagu sheegay warbixintii ugu danbeesay. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka France ayaa muddo dheer loo arkayay bartilmaameedka koowaad ee kooxda La Liga intii uu Zinedine Zidane hogaaminayay kooxda. Xiisahaas ayaa tan iyo markaas yaraaday, iyadoo Paris […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII