Real Madrid Oo Diyaar U Ah In Ay Soo Qaadato Mid Kamid Ah Xiddigaha Kooxda Manchester United (Waa Kee??)

Kooxda Manchester United xiddiga daafaca uga ciyaara ee lagu magacaabo Diogo Dalot ayaa lagu soo waramayaa in uu suuqan aado dhanka kooxda reer Spain ee Real Madrid sida wararka wargeysyadu ay qorayaan. 22 sano jirkan kaasoo xili ciyaareedkii 2020-21 amaah ugu soo qaatey dhanka kooxda reer Taliyaani ee AC Milan ayaa 33 kulan dhamaan tartamada […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII