Real Madrid oo diyaar u ah inay lacag ka hesho iibinta Eden Hazard si ay u maalgeliso Erling Braut Haaland

Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay raadineyso inay iska iibiso Eden Hazard si ay u maalgaliso heshiiska Erling Braut Haaland uga soo qaadaneyso Borussia Dortmund xagaaga soo aadan. Xiddiga heerka caalami ee dalka Belgium ayaa ku adkaatay labo sano oo adag oo uu ku sugnaa Santiago Bernabeu tan iyo markii uu kaga soo biiray Chelsea , inta badan waxaa sabab u ahaa dhaawac […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII