Real Madrid oo diyaarisay Liiska shan ciyaaryahan oo u sharaxan daafaca dhexe

Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay u aqoonsatay shan bartilmaameed oo daafac dhexe ah xagaaga 2022. Kooxda Carlo Ancelotti ayaa David Alaba ku soo dhaweysay kooxda ka dib markii uu ka soo tagay Bayern Munich, laakiin lamaanahii adkaa ee Sergio Ramos iyo Raphael Varane ayaa burburay markii labada daafac ay u kala tageen Paris Saint-Germain iyo Manchester United. Los Blancos ayaa sidoo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII