Real Madrid Oo Doonaysa Xiddig Baxsad Ka Ah Man United

Kooxda Real Madrid ayaa si lama filaan ah ugu dhaqaaqaysa xiddiga daafaca uga ciyaara kooxda Man United iyo xulka Portugal ee Diogo Dalot inta lagu jiro suuqa xagaagan. Wargayska Mundo Deportivo ayaa sheegaya in ay Los Blancos si lama filaan ah ugu dhaqaaqayso saxiixa xiddiga Dalot oo amaah ku qaatay kooxda Ac Milan kuna soo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII