Real Madrid oo dooneysa inay Carlos Soler keento Bernabeu

Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay kula tartanto kooxaha sida Liverpool saxiixa xiddiga qadka dhexe ee Valencia Carlos Soler inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga xagaaga soo aadan. Heshiiska 24 jirkaan ee Mestalla ayaa ku eg bisha June 2023, kooxo badan oo ay ku jirto Liverpool ayaa loo aqoonsaday […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII