Real Madrid oo Garaacday Deportivo Alaves Kulan ka tirsan Horyaalka La Liga ee Spain

Real Madrid ayaa guul muhiim ah kaga daah furatay horyaalka La Liga, kaddib markii ay kaga soo adkaatay kooxda Deportivo Alaves 1-4, kulankooda ugu horreeyay xilli ciyaareedka cusub ee 2021-2022. Sharaxaada Ciyaarta Qeybta hore ee ciyaarta ayeey labada kooxood Deportivo Alaves iyo Real Madrid ku kala nasteen bar-bardhac 0-0 ah. Qeybta labaad ee dheesha marka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII