Real Madrid Oo Go’aan Ka Gaadhay Mustaqbalka Eden Hazard Kadib Fashilkii Xilli Ciyaareedkan.

Eden Hazard ayaa lagu soo waramayaa inuusan mustaqbal ku laheyn Real Madrid, iyadoo kooxda heysata horyaalka Spain ay dooneyso inay iska iibiso xiddiga reer Belgium marka la gaadho suuqa kala iibsiga xagaaga. 30 jirkaan ayaa kaliya dhaliyay afar gool 40 kulan oo uu u saftay Los Blancos tan iyo markii uu yimid Bernabeu isagoo lacag […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII