Real Madrid Oo Go’aan Ka Gaadhay Mustaqbalka Eden Hazard.

Weeraryahanka Real Madrid Eden Hazard ayaa lagu soo waramayaa inuu ku biiray liiska Xiddigaha ee ay kooxda Los Blancos suuqa dhigtay xagaagan. Xiddigii hore ee kooxda chelsea ayaa wakhti adag ku qaatay Real Madrid isaga oo kaliya 43 kulan u saftay Real Madrid 2-dii xilli ciyaareed ee uu ku qaatay Los Blancos. Hazard ayaa lala […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII