Real Madrid Oo Go’aan Ka Gaadhay Mustaqbalka Marcelo

Daafaca bidix ee Real Madrid Marcelo ayaa lagu soo waramayaa inuu la sii joogayo kooxda reer Spain Xilli ciyaareedka 2021-22. Xiddiga 33 jirka ah ayaa Real Madrid joogay tan ilaa sanadkii 2017 waxana uu heshiiskiisa kooxda ee haatan dhici doonaa xagaaga 2022 waxana la rumaysanyahay in uuna wadahadalo heshiis cusub ah la furin kooxda. Sida […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII