Real Madrid Oo Go’aan Ka Gaadhay Xiddigaha Eden Hazard iyo Gareth Bale

Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay u furan tahay Dalabyada u imanaya xiddiaha Eden Hazard iyo Gareth Bale suuqa xagaaga si ay lacagtooda ugu dhaqaaqdo saxiixa xiddiga Paris Saint-Germain Kylian Mbappe. Bale ayaa amaah uga maqanaa Real madrid xilli ciyaareedkan waxana uu ka baxay qorshaha Tababare Zidane halka uu Eden Hazard dhaawac ku dhibaatooday […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII