Real Madrid Oo Go’an Ka Gaadhay Mustaqbalka Karim Benzema, Maxaa Cusub?

Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay dooneyso inay heshiis cusub ka saxiixato weeraryahanka mudada dheer kooxda jooga ee Karim Benzema. Xiddiga reer France, oo 34 sano jir noqon doona ka hor dhamaadka 2021, ayaa dhaliyay 29 gool 44 kulan oo uu saftay tartamada oo dhan xilli ciyaareedkan. Qaab ciyaareedka fiican ee Karim Benzema ayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII