Real Madrid oo guul 2-1 ah ka gaartay Valencia, Benzema oo sii wada bandhigiisa Goolasha

Real Madrid ayaa Caawa mar kale guul ciriira ah gaartay iyadoo 2-1 uga badisay kooxda ay martida u aheyd ee Valencia. Los Blancoz ayaa kulankeeda labaad ku badineysa Qaab Ciriira ah inkastoo xidigeeda Benzema uu mar kale yahay gool dhaliyaha ugu feecan ee kooxda. Labada Kooxood ayaa qeybta hore iska dhalin wax gool ah Xili […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII