Real Madrid Oo Ku Ciyaaraysa Qorshaha Arsenal Ee Suuqa Xagaaga & Ramos Oo Sabab U Ah.

Kooxda Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa in ay Arsenal ku cidhiidhinayso saxiixa daafaca dhexe ee kooxda Brighton & Hove Albion ee Ben White sida ay sheegayaan wararku. Xiddiga 23 jirka ah ee Ben White ayaa bartilmaameed u ah kooxda Arsenal iyada oo Gunners haatanba laga diiday dalab lacageed oo dhan 40 milyan oo euro. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII