Real Madrid oo ku dhawaaqday Liiska Xidigaha u Ciyaaraya kulanka Celta Vigo

Kooxda Real Madrid ayaa soo saartay liiska xiddigaha u safri doona kulanka Celta Vigo ee Axada. Goolhayayaasha: Courtois, Lunin iyo Luis López. Daafacyada: Carvajal, E. Militão, Vallejo, Nacho, Marcelo, F. Mendy iyo Miguel. Khadka dhexe: Modrić, Casemiro, Valverde, Lucas V., Isco, Camavinga iyo Blanco. Weerarka: Hazard, Benzema, Asensio, Vini Jr., Rodrygo iyo Mariano. David Alaba ayaa seegi doona kulankaan kadib markii […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII