Real Madrid oo ku dhawaaqi karta saxiixa Kylian Mbappe galinka dambe ee Maanta

@reuters Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay qarka u saaran tahay saxiixa Paris Saint-Germain weeraryahankeeda Kylian Mbappe . Ka dib markii ay soo baxday in kooxda La Liga ka dhisan ay dalab rasmi ah ka gudbisay ciyaaryahanka horaantii isbuucaan, labada kooxood ayaa isweydaarsaday ereyo taas oo soo jeedisay in dhameystirka heshiiska ay adkaan doonto. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII