Real Madrid Oo Ku Qanacsan In Uu Kylian Mbappe u dhaqaaqi doono Bernabeu.

Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay ‘ku qanacday’ in Kylian Mbappe uu ku biiri doono kooxda wakhtiga soo socda. Xiddiga 22 jirka ah ayaa qaab ciyaareed cajiib ah ku soo bandhigay kooxda PSG isaga oo dhaliyay 42 gool 11 kalena caawiye ka noqday 47 kulan oo tartamada oo dhan ah. Heshiiska xiddiga reer France […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII