Real Madrid oo kula biirtay Manchester United, Manchester City tartanka Victor Osimhen

Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay si dhow isha ugu heyso horumarka Victor Osimhen , iyadoo kooxda reer Spain ay miisaameyso u dhaqaaqista weeraryahanka aadka loo doonayo ee Napoli . 22-sano jirkaan ayaa qaab ciyaareed heer sare ah ku soo bandhigay kooxdiisa Talyaaniga bilowgii xilli ciyaareedka 2021-22, isagoo shabaqa soo taabtay sagaal jeer 10 […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII