Real Madrid oo kula tartameysa Chelsea saxiixa Matthijs de Ligt

Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay isha ku heyso inay lasoo saxiixato daafaca dhexe ee kooxda Juventus Matthijs de Ligt sanadka 2022. Los Blancos ayaa u ogolaatay Sergio Ramos inuu beeca xorta ah kaga tago kooxda, halka Raphael Varane uu u dhaqaaqay Manchester United, iyadoo xiddiga reer France uu raadinayo loolan cusub. David Alaba […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII