Real Madrid Oo Shaacisay Kulan Saaxiibtinimo Oo Ay La Ciyaari Doonto Ac Milan

Real Madrid ayaa Haatanba bilowday diyaar garowga xilli ciyaareedka 2021/22, waxayna ku dhawaaqday kulan kale oo saaxiibtinimo oo ay isugu diyaarinayso xilli ciyaareedka, markanna waxay la ciyaari doontaa AC Milan. Los Blancos ayaa ku jirta todobaadkoodii ugu horeeyay ee isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub iyada oo ay ka maqan yihiin xiddigaha ka qayb qaatay tartanka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII