Real Madrid Oo Si Lama Filaan Ah Ugu Dhaqaaqaysa Xiddig U Ciyaara Tottenham.

Xiddiga daafaca uga ciyaara kooxda Tottenham Hotspur ee Serge Aurier ayaa lagu soo waramayaa in uu bartilmaameed u noqday kooxda Real Madrid. Inkasta oo uuna si joogto ah qaab ciyaareed fiican ugu soo bandhigin hadana xiddiga reer Ivory Coast ayaa ciyaaray 25 kulan tartamada oo dhan xilli ciyaareedkan. Si kasta ha ahaatee heshiiska xiddiga 28 […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII