Real Madrid oo Tixgalineysa inay u dhaqaaqdo xiddiga Paris Saint Germain ee Presnel Kimpembe

Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay ka fiirsaneyso inay u dhaqaaqdo daafaca dambeedka dhexe ee kooxda Paris Saint-Germain Presnel Kimpembe inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga xagaaga soo aadan. 26 jirkaan ayaa u saftay PSG 192 kulan tan iyo markii uu yimid 2014, halka uu mar kale muhim u ahaa kooxda reer France xilli ciyaareedkan. Chelsea ayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII