Real Madrid Oo War Fiican Ka Heshay Tababarka Ka Hor Kulanka Chelsea.

Xiddigaha Sergio Ramos iyo Ferland Mendy ayaa qaatay tababarka Real Madrid ee maanta oo Isniin ah taas oo kor u qaadaysa fursadohooda in ay ka soo muuqdaan shaxda Kooxda kulanka chelsea ee Arbacada. Tababare Zinedine Zidane ayaa hogaamiyay tababarka waxana uu ku farxay in ay labada xiddig ee muhiimka u ah kooxdiisa ku soo laabtaan […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII