Real Madrid Oo War Fiican Ka Heshay Tababarka Ka Hor Kulanka Chelsea

Sergio Ramos ayaa ku soo laabtay tababarka kooxda inteeda kale ka hor kulanka ay Real Madrid la ciyaari doonto kooxda Osasuna garoonka Estadio Alfredo Di Stefano sabtida. Kabtanka Real Madrid ayaa sidoo kale laga yaabaa inuu diyaar u ahaado doorashada Tababare Zinedine Zidane kulanka lugta labaad ee semi-finalka Champions League ee ay la ciyaarayaan Chelsea […]
Source: laacib

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII