Real Madrid oo weli ku rajo weyn inay lasoo saxiixato xiddiga PSG Kylian Mbappe xagaagan

@reuters Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay ku sii rajo weynahay heshiiska xidiga Paris Saint-Germain weeraryahanka ee Kylian Mbappe xagaagan. Laacibkii hore ee Monaco ayaa lagu wadaa inuu noqdo wakiil xor ah wax ka yar 12 bilood gudahood, isku dayga PSG ay ku doonayso inay ku xidho qandaraas cusub ayaan weli midho dhalin. Si kastaba ha […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII