Real Madrid Oo Xaqiijisay Dhaawac Cusub Oo Soo Gaadhay Sergio Ramos Ka Hor Kulanka Sevilla

Kooxda Real Madrid ayaa xaqiijisay dhaawac soo gaadhay kabtankeeda Sergio Ramos ka hor kulanka Sevilla ee horyaalka La Liga. Real Madrid ayaa isku diyaarinaysa kulanka ay la ciyaari doonto Sevilla Axada kulan ka tirsan horyaalka La Liga todobaadkii 35-aad. Kooxda Real Madrid ayaa xaqiijisay in uu dhaawacmay Ramos intii lagu jiray kulankii Chelsea ee champions […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII