Real Madrid oo xiiseyneysa xiddiga Chelsea Antonio Rudiger

Photo Reuters Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay il gaar ah ku heyso xaalada qandaraaska Antonio Rudiger ee Chelsea . Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Jarmalka ayaa lagu wadaa inuu noqdo wakiil xor ah dhammaadka xilli ciyaareedka 2021-22, inkastoo wada-xaajood dheer, weli uusan mustaqbalkiisa u hibeyn kooxda heysata horyaalka Yurub. Rudiger ayaa daaha ka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII