Rennes Oo Heegan Gilisay Kooxaha U Waalanaya Saxiixa Camavinga Ee Real Iyo United

Naadiga Rennes  ee France ayaa dib u soo nooleysay rajada Real iyo United ee ku aadan saxiixa xiddigooda qadka dhexe ee Camavinga Hisiiska laacibkaas ayaa ku siman dhamaadka xilli ciyaareedka bilbaanaya waxa ayna Rennes  dooneysaa in xagaagaan ka faa`ideystaan qiimaha uu suuqa ka leeyahay Madaxa kooxdaas oo ka hadlayay mustaqbalka Camavinga ayaa RMC ka yiri” […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII