Rio Ferdinand oo ka hadlay in Cristiano Ronaldo ku soo laabto Manchester United iyo Dareenkiisa ku aadan arintan

Daaficii hore ee Manchester United Rio Ferdinand ayaa hada ku soo biiray sheekada ku aadan Xaqiijinta in Ronaldo uu ku soo  laabanayo Old Trafford. Xidigan ayaa bartiisa Twitter-ka ku Xaqiijiyay in Ronaldo uu ku soo laabanayo Kooxda waxana uu dhanka kale sheegay in arintaasi uu jeclaan lahaa. Wararka hada ay heleyso warbaahinta ayaa sheegaya in […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII