Rio Ferdinand Oo Kashifay Sababtii Uu Memphis Depay Ugu Fashilmay Man United.

Halyeeyga Kooxda Man United ee Rio Ferdinand ayaa sharaxaad ka bixiyay sababta uu xiddiga Memphis Depay ugu fashilmay kooxda Man United. Xiddiga reer Holland ayaa ku soo biiray Man United xagaagii 2015 isaga oo 34 milyan oo euro ugaga soo biiray kooxda PSV laakiin ku fashilmay kooxda isaga oo kaliya 7 gool dhaliyay 53 kulan […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII