Rio Ferdinand Oo Magacaabay Kooxda Ku Guulaysan Doonta Horyaalka Premier League Xilli Ciyaareedka Dambe.

Halyeeyga Kooxda Man United ee Rio Ferdinand ayaa saadaaliyay in ay kooxda Chelsea xilli ciyaareedka dambe ku guulaysan doonto horyaalka premeir League xilli uu Thomas Tuchel sii wado qaab ciyaareedkii fiicnaa ee uu ku bilowday tababarka chelsea. Tuchel ayaa chelsea yimid bishii January isaga oo shaqada ka badalay Frank Lampard waxana uu kooxda ka caawiyay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII