Rio Ferdinand Oo Magacaabay Xiddiga Ugu Fiican Tartanka Euro 2020 & Xulka Ku Guulaysan Doona Koobka Caawa

Rio Ferdinand ayaa ku qanacsan in xulka England si cajiib ah ku dhamaysan doonto euro 2020 kuna guulaysan doonaan Euro 2020 sanadkan. Xulka England ayaa iska xaadiriyay Final-ka euro 2020 markii ugu horaysya taariikhdooda waxana ay la ciyaari doonan xulka Italy kulanka kama dambaysta ah. Ferdinand ayaana aaminsan in uu xulka England ku guulaysan doono […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII