Rio Ferdinand Oo Saadaaliyay Fursadaha Xulka England Ee Tartanka Euro 2020 Kadib Markii Ay Ku Aadeen Germany Wareega 16-ka.

Rio Ferdinand ayaa qirtay inuu kalsooni ku qabo in uu xulka England iska xaadirin doono wareega 8 dhamaadka tartanka Euro 2020 kadib markii ay ku aadeen xulka Germany wareega 16-ka tartanka Euro 2020. Xulka England ayaa ku dhamaystay kaalinta 1-aad ee Group-kooda iyaga oo ku aaday xulka Germany kaas oo dhankooda ku dhamaystay kaalinta 2-aad […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII