Rio Ferndinand Oo Doortay Shaxda Ugu Fiican Ee Uu Xulka Qaranka England Kaga Qayb Gali Karo Tartanka Euro 2020

Halyeeyga reer England ee Rio Ferndinand ayaa doortay shaxda ugu fiican ee uu xulka qaranka England kaga hor tagi karo xulka Croatia tartanka Euro 2020. Xulka Qaranka England ayaa Axada bilaaban doona tartanka Euro 2020 iyaga oo kulan adag la ciyaari doona xulka qaranka Croatia oo ah xulkii ka reebay Semi-final-ka koobkii adduunka Russia 2018. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII