Robert Lewandowski Oo Diyaar U Ah In Uu Ku Biiro Real Madrid

Weeraryahanka Bayern Munich Robert Lewandowski ayaa lagu soo waramayaa inuu u furan yahay inuu u dhaqaaqo Real Madrid inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaaga. Xiddiga reer Poland ayaa wakhti fiican ku qaatay Bayern Munich isaga oo dhaliyay 294 gool 329 kulan oo uu u ciyaaray kooxda reer Germany. Si kasta ha ahaatee marka loo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII