Robert Lewandowski Oo Ku Soo Wajahan Premier League, Kooxdee Doonaysa?

Xiddiga weerarka uga ciyaara Bayern Munich ee Robert Lewandowski ayaa lagu soo waramayaa in uu bartilmaameed u noqday kooxda chelsea. Blues ayaa raadinaysa weeraryahan cusub suuqa xagaaga waxana lala xidhiidhinayaa xiddiga kooxda Borussia Dortmund ee Erling Haaland. Laakiin Chelsea ayaa isaga hadhay baacsiga Haaland sabab la xidhiidha lacagta badan ee ay dalbanayso kooxda reer Germany […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII