Robert Lewandowski Oo Ku Soo Wajahan Premier Leaugue, Kooxdee Ayuu Ku Wajahanyahay?

Weeraryahanka Bayern Munich Robert Lewandowski ayaa lagu soo waramayaa inuu u furan yahay fikradda ah inuu u dhaqaaqo Premier League haddii ayna kooxdiisa haatan u soo bandhigin heshiis cusub. Lewandowski ayaa ka mid ah weeraryahanada ugu fiican kubada cagta haatan waxana uu xilli ciyaareedkii hore ku guulaystay xiddiga ugu fiican adduunka ee abaalmarinta ay bixiso […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII