Roma oo dooneysa xiddiga Arsenal Lucas Torreira

Roma ayaa lagu soo waramayaa inay isha ku heyso inay u dhaqaaqdo xiddiga qadka dhexe ee Arsenal Lucas Torreira . Ciyaaryahanka heerka caalami ee reer Uruguay ayaa ka hoos dhacay dooqa Mikel Arteta intii lagu jiray xilli ciyaareedkii 2019-20 waxaana si amaah ah loogu dhoofiyay Atletico Madrid, halkaasoo nasiibkiisu uusan sidoo kale soo hagaagin. Torreira […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII