Roma oo ogolaatay heshiis 34 milyan ginni ah oo ay kula soo wareegeyso Tammy Abraham oo Chelsea ah

Kooxda Serie A ka dhisan ee Roma ayaa lagu soo waramayaa inay ogolaatay heshiis 34 milyan ginni ah oo ay kula soo wareegeyso weeraryahanka Chelsea Tammy Abraham xagaagan. 23 jirkaan ayaa hoos u dhac ku yimid Blues tan iyo markii uu Thomas Tuchel yimid bishii Janaayo, waxaana xidiga reer England loo sheegay inuu ka tagi […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII