Romelu Lukaku Oo Go’aan Ka Gaadhay Ku Laabashada Chelsea Kadib Markii Ay Inter Milan Go’aamisay Qiimaha Ay Uga Samrayso Xiddiga.

Chelsea ayaa xiiseyneysa inay Romelu Lukaku kala soo saxiixato Inter Milan xagaagan inta lagu jiro suuqa xagaagan laakiin wargayska Express Sports ayaa sheeaya in uu xiddiga reer Belguim doonayo in uu sii joogo kooxda Inter Milan waliba kooxda mar kale kula guulaysto koobab kale. Chelsea ayaa doonaysa in ay la soo saxiixato weeraryahan cusub suuqa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII