Romelu Lukaku oo Magacaabay Xidiga Chelsea ka tirsan ee ka yaabiyay

Weeraryahanka reer Belgium ee Romelu Lukaku ayaa shaaciyey inuu layaabay mid ka mid ah ciyaaryahannada Chelsea xilliga ay tababarka qaadanayaan, kaas oo aan lahayn joogsi, daal iyo nasasho midna. Romelu Lukaku ayay Chelsea kasoo iibsatay Inter Milan xagaagii iyadoo loo jabiyey rikoodhkii iibka Blues oo 97.5 milyan oo Gini ay kasoo bixiyeen, waxaana uu markiiba […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII