Romelu Lukaku oo Neymar kaga Hormaray Xidiga ugu Qaalisan Taariikh-da, Liiska Sida loo kala Horeeyo

Ku soo laabashadii Romelu Lukaku ee Chelsea ayaa ka dhigaysa ciyaaryahanka ugu qaalisan abid intii uu xirfadiisa ku jiray. Lacagta lagu sheegay 97.5 milyan oo ginni ayaa ka dhigeysa in xiddigan reer Belgium uu gaaray ku dhawaad ​​285 milyan oo ginni, isagoo ka gudbay Neymar oo kaalinta koowaad ku jiray. Warbixin ku qoran transmarkt.com, ee dhanka lacagta oo markaa laga beddelay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII