Romelu Lukaku oo Shalay ka Maqnaan kulanka Saaxiibtinimo ee Inter Milan

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Romelu Lukaku ayaa fadhiyay kulankii saaxiibtinimo ee Inter Milan ay shalay la yeelatay Parma . Sky Sports ayaa sheegeysa in Lukaku uusan ku lug laheyn maadaama Inter Milan ay 2-0 ku badisay ciyaar saaxiibtinimo oo ay marti ku ahaayeen Parma. Heshiiska 115m ee ugu wareejinta Chelsea weli lama dhammaystirin. Waraaqaha ayaa weli la soo gabagabeynayaa. Waxaa jiray mudaaharaadyo daba dheeraaday oo looga soo horjeeday milkiilayaasha […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII