Ronald Koeman: Lionel Messi Ayaa Ugu Cad-Cad Ku Guulaysia Ballon d’Or

Tababaraha kooxda Barcelona ee Ronald Koeman ayaa sheegay in uu Lionel Messi yahay xiddiga ugu cad-cad ku guulaysiga abaalmarinta Ballon d’Or sanadkan kadib markii uu qaab ciyaareed fiican ku soo bandhigay xulkiisa iyo kooxdiisa. Messi oo haatan ah xiddig xor ah ayaa ku guulaystay abaalmarinta 6 jeer oo hore waana xiddiga ugu badan ee sidaas […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII