Ronald Koeman: Mustaqbalkayga Barcelona Shaki Ayaa Ku jira Halkan Arin Ayaana Sabab U Ah.

Tababaraha Kooxda Barcelona ee Ronald Koeman ayaa shaaca ka qaaday in uu mustaqbalkiisa Barcelona shaki weyn soo fuulay sabab la xidhiidha qaybtii dambe ee kulankii Levante ee horyaalka La Liga. Barcelona ayaa qaybta hore ee ciyaarta ka baxday iyaga oo 2/0 ku hogaaminaya kulanka oo ahaa mid ay u baahnaayeen in ay guul gaadhaan laakiin […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII