Ronald Koeman Oo Ka Hadlay Mustaqbalkiisa Barcelona Kadib Xilli Ciyaareedka La Liga, Maxaa Cusub.

Tababaraha Kooxda Barcelona ee Ronald Koeman ayaan aaminsanayn in uu haatanba hogaamiyay kulankiisii ugu dambeeyay ee Barcelona xilli uu shaki weyn ku jiro mustaqbalkiisa kooxda. Barcelona ayaa xilli ciyaareedkan ku dhamaystay kaliya ku guulaysiga Copa del Rey-ga sidoo kale ku dhamaystay kaalinta 3-aad ee kala saraynta horyaalka La Liga. Koeman ayaa wadahadalo la yeelan doona […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII