Ronald Koeman Oo Kashifay Halka Wado Ee Ay Barcelona Ugu Guulaysan Doonto Horyaalka La Liga

Tababaraha Kooxda Barcelona ee Ronald Koeman ayaa kashifay in ay jirto fursad fiican oo ay kooxdiisu ugu guulaysan karto horyaalka La Liga xilli ciyaareedkan inkasta oo ay guuldaro kala kulmeen kooxda Granada. Barcelona ayaa guuldaro kala kulantay kooxda Granada iyaga oo iska khasaariyay fursad ay hogaanka horyaalka la Liga ugu qaban lahaayeen laakiin haatan waxa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII