Ronald Koeman oo sharaxay Sababta uu Emerson Royal ugu dhaqaaqay Kooxda Tottenham Hotspur

Tababaraha Barcelona Ronald Koeman ayaa sharaxay sababta kooxda reer Catalan ay u ogolaatay Emerson Royal inuu ku biiro Tottenham Hotspur inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga xagaaga. Koeman ayaa sheegay in fursada kagu helay macaash, marka lagu daro ikhtiyaarradii uu horay ugu haystay garabka midig, ay la macno tahay in heshiiska uu macno u yeeshay kooxda dhexdeeda arrimo dhaqaale. “Waxaan doonayay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII